Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Kadigay Bililiqo Kadhacda Gobolkaasi
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 17 2008
Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo Kadigay Bililiqo Kadhacda Gobolkaasi
Written by Ali Moallim   
Thursday, 17 April 2008

Baladweeyne,(insidesomalia.org)-Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay shacabka Gobolkasi in ay ka digtoonaadaan bililiqo ka dhacda halksi, kadib kulan ay ku yeesheen Magaalada Baldaweeyne.

Kulankan oo ay ka soo qeeyb galeen Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ka koobanaa 63 Xubnood ayaa waxaa uu ka dhacay xarunta Odayaasha ee Baar Faahiye ee Magaalada Baladweeyne.

Odayaasha ayaa kulankooda ku lafa gurayay xaaladaha amaan xumi ee dhawaanahan ku soo kordhay Magaalad Baladweeyne iyo guud ahaan Gobolka Hiiraan, taasi oo ka danbeeyay ka bixitaankii Maamulka Gobolka iyo iscasilaadii xubno Maamulkasi ka tirsanaa.

Axmed Xasan Baroow oo ah Gudoomiye xigeenka Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo warbaahinta lahadlayay ayaa sheegay in waxa keenay xiligan in kulan sidan oo kale ah ay yeeshaan ay tahay xaalada Mugdiga ah ee uu sii galayo Gobolka Hiiraan iyo Bililiqada ka soo cusboonaatay Magaaladaasi,kadib markii ay isga baxeen Madaxdii Gobolka.

Sidoo kale waxaa uu intaa ku daray in Ciidamo madani ah loo sameeyay Magaalada Baldweeyn, isla markaasi ayba xalay ka hoowlgaleen Magaalada, kuwasi oo illaalinaya xarumaha Dowladda.

Kulamadani ayaa waxaa ay ku soo beegmayaan xili dhawaanahani ay Magaalada Baldweeyne aysan laheeyn Maamul kala haga, taasi oo keentay in dadka deegaankasi ay boob iyo dhac kula dhaqaaqeen Xarumaha Maamulka Gobolka.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >